Tusmadan ayaa laguugu talogaley, haddaad dhowaan usoo guurtey Finland tahayna qof xiiseynaya ciyaaraha iyo inaad kuwo kale la ciyaarto. Tusmadan waxaad ka heleysaa macluumad dheeriya oo naadiyada ciyaaraha: sidey u shaqeeyaan, sida loo aasaaso, faa’iidooyinka aad ka heli karto iyo macluumaad dheeriya.

Qoraalka waxaa daabacey shaqaalaha mashruucyada Förening Luckan rf:n, Finlands Svenska Idrottsförbundin På samma linje iyo Folkhälsanin Hälsa i mångfald.